Musharaxiin Digniin kasoo saaray Doorashada Galmudug iyo labada Guddi ee la magacaabay

Waxaa mar kale soo banaan baxay khilaafka u dhaxeeya Wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka iyo kooxda Ahlu Sunna, waxaana labada dhinac ay magacaabeen labo guddi doorasho oo iska soo horjeeda. Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamaal Guutaale ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen uga hadlay labada guddi doorasho ay magacaabeen Wasaarada … Continue reading Musharaxiin Digniin kasoo saaray Doorashada Galmudug iyo labada Guddi ee la magacaabay